By: Jacfaryare //  Sep 13 2012 at 9:36 am //  1,354 Reads  // Wararka Caalamka

Haweyney Da`ah oo dishay Saygeeda kadib markii ay mooday Tuug (warbxin)

  • Share
  • Comments
  • Print Print



Haweeneey maraykan ah oo da` ah ayaa Toogatay Saygeeda ka dib markii ay rasaas riday . hase ahaatee markii uu dhulka dhacay garowsatay in ay saygeedii iska dishay durbana waxaa lool;a cararay odaygii cusbitaalka

haweeneydaan oo kontankeedii Dhaftay ayaa Xiliga ay Dilka u gaysanaysay Saygeeda u malaynaysay tuug Soo weraray oo Doonaya in uu dhaco Gurigeeda, rasaasna ay huwisay.

Ciidada Amaanka magaalada New orlenda ee mareykanka ayaa waxaa ay xaqiijiyeen in haweyneydaa ay gesatay falkaan ay ku dishay ninkeda, booliskuna waxaa ay sheegeen in ruuxaasi ay ku dhacday hal xabad oo kaliya balse markii cusbitaalka lageeyay uu geriyooday.

arinta layaabka ayaa noqotay in aanan ninkaan lagaran in mudo ah ilaa ay ehelkiisii ka tagaan cusbitaalka ay ka gartaan .

Ninka ayaa xaaskiisa dishay waxaa uu ka weynaa afar sanadood iyaduna waxaa ay jirat 23 sano.


Disclaimer: The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of management and owner of MARKACADEY.net. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.

comments