By: Jacfaryare //  Sep 11 2012 at 6:04 pm //  2,068 Reads  // Wararka Caalamka

Bokhor Miswaata oo Sanad walba Xaflado iyo Cayaaro layaableh loo sameeyo Daawo Sawirada

  • Share
  • Comments
  • Print Print


Kumanaan haween ah oo Horaadada soo baneestay ayaa ku hor banana baxay Bokhorka Suwiisland  iyaga oo ku muujinaya sida ay uga hor jeedaan ama ka cabnaya naqdinta loo soo jeediyay Dabaal dag weyn oo lagu qaban laha mid ka mida dalaka afrika kuwa ugu faqrisan.

 

Qoobka cayaarkaasi oo ka duwana kuwa cariga ah ayaa ah mid naqameed  lagu magacaabo owlaajaa rad waxaana loogu Dabaal dagaa Haweenimada waxaan ka qeyb qata haween u badan dhalin yaro Horaadada Soo baneesta, iyaga oo ka hor jeeda naqdinta loo jeediyay xayaartaasi ayeey bokhorka hortiisa ku dhigeen cayaaartaasi qoob ka cayaarka ah waxaan ay qaadayeen heeso iyo amaan ay u jeedinayen  bokhorka.

Jisbiin Dilaambini oo 18 jir ah ayaa iyada oo garab taagan tobanaan haween ah oo Haween xabadku uqaawan yahay ayaa waxaa ay tiri aad ayaan ugu farax sanahay in aan halkaan ahaato sawirana aan lagalaa haweenkaan horaadada baneestay iyo Bokhorka Suwiisland.

 

Bokhor miswaatiga sadaxaad ayaa ah nin leh 13 Xaas ugu yaraan dhaqaalahiisa shaqsiyadeedna waxaa uu ka badan yahay 200 malyuun doolar .

Haweenka wadankaasi eek u hor cayaaraya bokhorka ayaa waxaa wadayaan mudo sibuuc ah mudada ay wadaan qoob ka cayaarkaasi ayuu bokhorku ka doran doonaa haweenayda afar iyo Tobonaad .

Haweenka bokhorka ee hada ah 12 ka ayaa waxaa ay mid walibaahi leedahay gaariga u qaalisan wadankaasi ka midka ah qarada afrika xili dalkaai sadax melood laba meelk ay ku nool yahiin xaalad faqri ah.

 


Disclaimer: The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of management and owner of MARKACADEY.net. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.

comments