Rani Mukerji filinkeeda Aiyyaa oo soo baxaya Daawo goosgooska. (Video)

Atriishada aad mudada dheer tabeyseen ee Rani Mukherji ayaa waxey banaanka u soo saartay filinka Aiyya oo ay kula soo laabatay shineemada.
Trialerka ama goos gooska filinka ayaa haatan lasoo saaray iyadoo la rajeynayo inuu filinka soo baxo bisha October 12 keeda. waxaana ay Rani Drama han mataleysaa gabar guurdoon ah oo qurxoon waxbarashadeedana dhameysatay , balse waxey raadineysa kaliya nin Masala dadka loo yaqaana ah ee Koonfurta Hindiya iyo Aasiya daga. rani ayaa waxaa u dheer taasi inay mataleyso qof xishoonaya waxna rabo.
Waxaa la jilaya Rani filinkani jilaa koonfurta Hindia ka soo jeeda oo la yiraahdo Prithviraj, waxaana ay Rani ku hadleysaa lahjada Masala ama koonfurta looga hadlo.
Halkkaan ka daawo trialerka filinka cusub ee Rani
|
|


Print
