By: Riwaan Haji // Aug 31 2012 at 7:45 pm // 4,453 Reads // Fanka iyo Suugaanta
Laki Haji iyo heesteeda cusub ee Qaali (Daawo Video)
Fanaanada Laki Xaaji Waceys ee ku nool dalka Holland ayaa soo qaaday hees Xamari ah oo lagu magacaabay Qaali. Heestan ayaa ah mid
Jaceyl iyo calaacal iskugu jirta waxaana ay fanaanada kusoo saartay Video aad u qurxoon oo ay u matashay qaab xiiso badan.
Laki ayaa waxaa ay dhawaanahan sameysay heeso kale oo ay qaarkood lasoo qaaday fanaanka weyn ee Abdi baadil.
Daawo Heesta Laki Haji ee Qaali
The shortests and the most colourful Somali song ever, called Qaali. Writen by Ali Sheikh Abdi (Ali Qaajo), music and composed by Cartan Cagacade, singer Laki Haji Wacays. Distributed by Goobe Video Production.
|
|
Disclaimer: The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of management and owner of MARKACADEY.net. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.


Print
