By: Mastar // Aug 20 2012 at 6:30 pm // 1,237 Reads // Wararka Somalia
Madaxweyne Shariif oo si muuqaal ah Munaasabada Ciida ugu diray guud ahaan shacabka Somaliyeed “Daawo Video”
Madaxweynaha Dowladda Kmg ah ee Soomaaliya Mudane Shariif Sheekh Axmed, ayaa wuxuu Ummada Soomaaliyeed uu u diray Salaanta Ciida oo muuqaal ah, isagoona shacabka Somaliyeed u rajeeyay guul iyo gobanimo.
Madaxweyne Shariif ayaa rumeysan in Ummada Soomaaliyeed ay xilligaan tiigsaneyso hanaankii Dowladnimo ee Soomaaliya lagu yaqaano, kana soo kabanayaan Ummada Soomaaliyeed dhibaatadii mudada fog ay ku soo dhex jireyn.
Madaxweyne Shariif oo sifo wanaagsan lagu sifeeyo ayaa Ummada Soomaaliyeed u rajeeyay inay noqdaan kuwo mideysan oo go’aan waara leh, iskana taageeraan dhinac kasta oo ay maanta ka liitaan.
![]()
|
|
Disclaimer: The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of management and owner of MARKACADEY.net. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.


Print
