By: Riwaan Haji //  Aug 14 2012 at 6:41 pm //  2,424 Reads  // Fanka iyo Suugaanta

Deepika: Aniga iyo Ranbir Isma Aragno.

  • Share
  • Comments
  • Print Print



Warbaahinta Internetka ayaa waayihii ugu dambeeyay waxay warbixino iyo maqaalo ka qorayeen labada jilaa ee Deepika Patukone iyo Ranbir Kapoor oo ay sheegeen inay isku soo laabteen, laakiin waxaa gaashaanka u daruurtay warkaas Deepika oo ku tilmaantay wax kama jiraan.

Iyadoo sii raacisay hadalkeeda xitaa isma aragno aniga iyo Ranbir marka laga reebo xiliga sawirka filinkeena, waxaa naga dhexeeya saxibtinimo qaali ah, hadafkeynuna waa inaan filinka iska dhameyno.

Anigu marabo inaan ku fikiro wax shaqadeyda ka baxsan, hada si wanaagsan ayaan u shaqeeyaa, xili marki aan la joogay Ranbir aan xooga saari jiray nolosheyda..


Disclaimer: The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of management and owner of MARKACADEY.net. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.

comments