Isku aadka ciyaaraha xiisaha badan ee Play off-ka Champion League oo la-soo bandhigay
Waxaa laga soo soo Saaray maanta oo jimca Magaalada Nyon Isku aadka Ciyaaraha Champions League ee loo yaqaan play-off-ka 2012-13 waxaana kooxda Taliyaaniga ee Udinese ay la kulmi doontaa Braga.
Sidoo kale kooxaha Isku aaday waxaa kamid ahaa BorussiaMonchengladbachoo ku beegantay kooxda kale ee Dynamo Kiev halkaMalagaay lakulmi doonto Panathinaikos.
KooxdaRussiaee SpartakMoscowayaa iyadana Madaxa gelin doonta Fenerbahce.
Dhaamaan kooxaha Waxaa ay isugu aadeen Sidaan.
Braga v Udinese
Spartak Moscow v Fenerbahce
Malaga v Panathinaikos
Monchengladbach v DynamoKiev
Lille v Copenhagen
Is Araga hore ee Ciyaarahahan loogu magacdaray Guul gaar ama daaqada kabax waxaa laciyaari doonaa 21 iyo 22 August halka Lugta labaad laysugu soo noqon doono 28 iyo 29 –ka August
Basel v CFR Cluj
Helsingborgs v Celtic
BATE Borisov v Hapoel Kiryat Shmona
AEL Limassol v Anderlecht
Dinamo Zagreb v Maribor
|
|


Print
