By: Riwaan Haji //  Aug 11 2012 at 1:14 am //  4,880 Reads  // Wararka Caalamka, Wararka Somalia

Zamzam Maxamed Faraax Iyo Maxamed Xasan Maxamed Oo Maanta Iska Dhiibay Dalka Ingariiska (DAAWO VIDEO)

  • Share
  • Comments
  • Print Print


Zamzam Maxamed Faraax Iyo Maxamed Xasan Maxamed oo Soomaliya Ugu qeyb galayay Ciyaaraha Olompic-da Aduunka ayaa lagu soo waramayaa in maanta ay iska dhiibeen dalka Ingariiska,Iyagoona Dalbay in aan Soomaaliya lagu celin .

Labadaan Ciyaaryahan ayaa sheegay in ay u cabsanayaan Amaakooda maadaama ay magac weyn ku yesheen Ciyaaraha Olompic-da Aduunka Islamarkaana ay ka soo muuqdeen warbaahinta Caalamka iyo weliba tan Soomaalida.

HALKAN KA DAAWO VIDEO FAAH FAAHSAN


Disclaimer: The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of management and owner of MARKACADEY.net. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.

comments