Ma’ogtahay kolka ay dumarka careysan yihiin haddii aad dejiso oo hadalo mac macaan aad ku tiraahdo, Inay ku jirto sir culus.
Shabakada Markacadey.net oo had iyo jeer aqristayaasheeda u soo bandhigta talooyinka xoojinaya xariirka qoyska lamanaayasha somaliyeed ayaa maanta waxaan idin haynaa 4-arin oo ay haweenaka ad u jecel yihiin balse ragga aysan garan in ay u sameeyaan lamaantooda.
1- haweneyda aad ayay u jeceshahay in ay aragto gacaliyaheeda oo ka qaadaya timaha wajiga ka soo saarma xiliga ay wada hadlayaan , isla markaana si naxariis ah labada faro uga qaada , waxa ayna tani siineysa haweeneyda in ay dareento deganaashaso.
2-in aad ka tir tirto ilinta ka soo daadataa hadii ay ku dhacaan wax keeni kara in ay ilmeeyso , waxa ayna tani dareensiineysa naxariis kalgaceyl.
3-in aad ku tiraahdo waan ku jeclahay xitaa hadii ay careysan tahay , tani wax ay xakameyneysa fikirkeeda wax ayna ku qasbeysa in dareen la mid ah kula qeybsato ama kugu jawabato isla eraygaas.
4-in aad dhunkato gacamaheeda una muujiso in ay tahay nimco uu ALLA ku maneeystay , wax ayna tani u muujineysa qadarinta aad u hayso waxa ayna dareensiineysa in aysan jirin haweeney kula tar tami karta qalbiga ninkeeda.
By Cisman Fantastic
|
|


Print
