Haweenka Ka Sheegta Xanxafka Iyo Cun Cunka Xiliga Kulanka Sariirta Oo Xal Loo Hayo Iyo Sababta.
Waxaa jira haween badan oo ka sheegta xanuuno xiliga lagu jiro kulanka sariirta (Dyspareunia) iyadoo xanuunkaan kaliya uusan aheyn oo guud ahaan uu wiiqayo macaanka hanaanka socodka galmada .
Hadaba maxaa keena xanuunkaasi?
Xanuunkaan ay haweenka qaarkood dareemaan ayaa ah xanxaf oo waxaa gubanaya xubinta , waxa uuna xanuunka ka dhacayaa afka hore ee xubinta ama gudaha ,waxa ayan tani keeneysa in goobta la yiraah Corridor oo ay ka buuxaan xidido badan helin macaanka jugta .
Sababaha keena ayaa waxaa ka mid ah, webseedyada nagu haya xatootada maqalada alcarabiya hanaga daayaan , is badalo ku dhaca dhanka hormone-ka ama in ay jiraan cilado ku dhaca neerfaha , wel welka iyo muragada .
Sidoo kale hadii uu yar yahay homone-ka Estrogen ee ku jira waxaa tani iyana ka mid tahaya sababaha keena xanuunka xiliga galmada lagu jiro siiba haweenka da`dooda dhex dhexaadka tahay.
Hadii Estrogen uu ku yaraado suufka xubinta taranka haweenka (Tissue) waxa ay tani keeneysaa in xubinta noqoto mid aan jilacsanayn oo xubinta waxa ay dareemeysaa gubasho iyo cun cun .
Hadaba alcarabiya ayaa kuula talineyso in aad la xariirto taqtara ku taqasusay xubaha haweenka si aad u hesho xalka rasmiga .
|
|


Print
