By: Mastar // Aug 06 2012 at 12:58 am // 2,878 Reads // Wararka Caalamka, Wararka Somalia
Maxaad ka taqaanaa dhismooyinka ugu cajiibka badan caalamka qaabka ay u yaallaan “Daawo Sawiro Layab Leh”
Inkastoo ay horumartay dunida ayaa waxaa hadana jira dhismooyinka caadiga ah ay dadku deggaan maayee, kuwo kale oo ay dadku deggaan oo qaabab layaab leh loo-sameeyay.
Dalalka horumaray ee ku yaalla Qaaradaha Yurub, Asia, Australia, Latin America iyo Waqooyiga America, ayaa waxaa ka dhisan dhismooyin si layaab leh loo-dhisay, kuwaa oo ay maalin walba u soo dalxiis taggaan dadyow ka kala imaanaaya daafaha caalamka.
Hadaba nala daawo muuqaaladaan yaabka badan

















src=”http://www.markacadey.net/news/wp-content/uploads/2012/08/yaab16.jpg” alt=”" title=”yaab16″ width=”640″ height=”429″ class=”aligncenter size-full wp-image-46610″ />



rel="attachment wp-att-46616">
|
|
Disclaimer: The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of management and owner of MARKACADEY.net. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.


Print
