By: Mastar //  Aug 04 2012 at 2:55 am //  4,653 Reads  // Fanka iyo Suugaanta

Jilaaga Aflaanta Filimada ee Madonna oo weji gabax kala kulantay taageera-yaasha Faransiiska

  • Share
  • Comments
  • Print Print


Jilaaga Aflaanta Caalamka ee Madonna ayaa waxay weji gabax xoogan ay kala kulantay taageera-yaasha dalka Faransiiska, oo iyagu xilligaan si weyn uga soo horjeestay gabadha jisha aflaamta filimada.

Madonna oo dooneysay inay bandhig faneed qurux badan leh ay ku dhigto qeybo ka mid dalkaasi Faransiiska, ayaa waxay diidmo cad ay kala kulantay shacabka reer Faransa qaarkood.

Madonna ayaa waxaa laga soo horjeestay dharka qafiifka ah ee jirkeeda ka muuqanaaya ee ay aflaamta iyo heesahaba ay ku sameyso, waxayna taasi ka dambeysay inay weji kala kulanto taageera-yaasha Faransiiska qaarkood.


Disclaimer: The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of management and owner of MARKACADEY.net. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.

comments