By: Riwaan Haji // Jul 30 2012 at 6:19 pm // 4,463 Reads // Fanka iyo Suugaanta, Wararka Somalia
Qaar kamid ah Fanaaniinta, Ciyaartooy iyo Wariyayaal u samaynaya dhiirigalin Zamzam iyo Maxamed (Daawo Video)
Waxaa sii kordhaya taageeradda iyo dhiirigalinta ay jaaliyadda Soomaaliyeed ee UK u samaynayaan labada orodyahan ee Soomaaliya uga qaybgalaya ciyaaraha Olympica ee London. Waxaa si weyn uga qaybqaadanaya dhiirigalintan Fanaaniin, Wariyayaal iyo Bahda Sportska Soomaaliyeed.
Waxaa fanaaniinta kamid ah Hibaaq, Gaadaco. dhanka Sportska waxaa kamid ah Cabdi Bile Cabdi, Wariyayaasha waxaa kamid ah Ridwaan Xaaji.

|
|
Disclaimer: The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of management and owner of MARKACADEY.net. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.


Print
