By: Mastar // Jul 28 2012 at 3:39 pm // 6,133 Reads // Wararka Caalamka, Wararka Somalia
Yaan Ka Guursada Dumar “Daawo Video”
Waa su’aal culeys badan loona baahan yahay in wax badan leeska weydiiyo, waxaana Waajib ah in ruux walba gabadha uu guursanaayo uu marka hore ka fiirsado, maadaama aad dooneyso nolol wanaagsan inaad hesho, ubadkaanuna ay ku barbaaraan.
Allaha u naxariistee Abwaan Abshir Bacadle oo ragga tallo wanaagsan siiyay, ayaa wuxuu kula taliyay inay hooyo wanaagsan u dooraan ubadkooda, isagoona yiri “War hooy ubadkaaga hooyo wanaagsan u door”.
Hadaba waa su’aalee raggoo gabadhee ayaad ka guursan laheydeen dumarka? Waxaa inoo sharxaaya ama faah faahinaaya Sheekh Maxamuud Xasan Abuu Dalxa.
|
|
Disclaimer: The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of management and owner of MARKACADEY.net. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.


Print
