By: Mastar // Jul 26 2012 at 3:21 am // 3,742 Reads // Wararka Caalamka, Wararka Somalia
Nin Alle ka xishoon waayay oo eey ka xishooday
Nin ayaa maalin gurigiisaku tukanayay. Salaadii ayuu boobsiis ku tukaday, inta badan, dadka markay gurigooda joogaan ama kaligood yihiin salaad boobsiis ayay ku qabtaan. Markii uu maraayay rakcadii sedexaad ayaa waxaa soo galay qolka “eey”, isagoo u maleynaaya ruux, Markaas ayuu bilaabay inuu si tartiib ah u takado, labadii rakcad ee danbe ayuu dhamaystay isaga oo si tartiib ah u tukaday. Markii uu salaad ka baxay ayuu eegay bal “ruuxa” soo galay, saa waaba eey.
Fiiro: ay ayuu ka xishooday, kana cabsaday meeshii uu Ilaahay (sw) ka cabsan lahaa!
|
|
Disclaimer: The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of management and owner of MARKACADEY.net. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.


Print
