By: Mastar //  Jul 16 2012 at 8:15 am //  5,542 Reads  // Fanka iyo Suugaanta

Fanaanada Ubax Nacfi oo soo saartay hees cusub oo dadka soo jiidatay “Daawo oo dhageyso”

  • Share
  • Comments
  • Print Print


Ubax Nacfi oo kamid ah fanaaniinta ku nool qurbaha gaar ahaan Dalka Holland, isla markaana ah kuwa safka hore kaga jira qiimeynta codka iyo aqoonteeda faneed ayaa soo saartay hees Muuqaal ah marki ugu horaysay.

Waxaan idiin soo bandhigeynaa hees muuqaal wanaagsan leh oo aad looga soo shaqeeyay isla markaana codkeeda iyo muuqeeda uga bogan kartaan fanaanada qaaliga ah ee Ubax Nacfi.

Fanaanadan oo markii hore ku bilowday sida caadiga ah heeso maqal kaliya ah ayaa dad badan is weydiinayeen goorta ay soo bandhigi doonto ama ay arki doonaan muuqeeda iyo heesaheeda oo ay daawadaan, waxaana ay hada banaanka soo dhigtay hees wadata cod iyo muuqaal is wata oo cajiib ah.

Daawo Heesta


Disclaimer: The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of management and owner of MARKACADEY.net. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.

comments