By: Riwaan Haji // Jul 08 2012 at 9:30 pm // 4,835 Reads // Wararka Caalamka, Wararka Somalia
Madaweynaha Rwanda oo sharafta ka qaaday Sh. Shariif (Daawo sawiro)

Dhawaan ayey ayey aheyd markuu booqday madaxweynaha Soomaaliya Sh. shariif wadanka Rwanda.
hadaba sida caadada ah waxaa ka jira dunida xeerar u gooni ah sida madaxda loo soo dhaweeyo ayadoo midba dhigiisa uu soo dhaweeyo.
hadaba sh . Shariif ayaa waxaa soo dhaweysay haweeyney aan aheyn dhigiisa ayadoona ay is garab istaageen meeshana lagu soo saaray heestii canalka Soomaaliya ayadoona meesha uu imaanin madaxweynaha Rwanda.
Sh. Shariif ayaa sida la sheegay filaayey in uu soo dhaweynaayo madaxweynaha dhigiisa ah.




|
|
Disclaimer: The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of management and owner of MARKACADEY.net. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.


Print
