By: Mastar //  Jul 04 2012 at 8:40 am //  1,031 Reads  // Wararka Somalia

Ciyaartoyda loo-bogay ee Spain oo si weyn loogu soo dhaweeyay caasimadda Spain “Daawo Sawirada”

  • Share
  • Comments
  • Print Print


Ciyaaryahanada dalka Spain ayaa si wanaagsan loogu soo dhaweeyay magalaada Madrid kadib Markii ay ka soo duuleen DalkaUkraine oo ay kala soo Noqdeen iyagoo koobka Wadamada Yurub dhan ka dhexeeyay Wata.

Kadib Markii 4-0 ay ugu garaaceen Kiev Xili habeen ah Dalka Taliyaaniga ayay dalka Spain dib ugu soo Noqdeen Galab Isniin ah iyagoo ilaa iyo haatan Dabaal dagyo kawada Dalka.

Ciyaaryahanada Del Bosque ayaa xasuuq u gaystay Taliyaaniga waxaana ay noqdeen dalkii ugu horaysay oo Sadax jeer oo isku xiga qaada koobabka Caalimiga oo uu kujiro Koobka Aduunka.

Tores oo badal kusoo galay Ciyaarta ayaa dhaliyay goolka Sadaxaad afartii gool ay taliyaaniga ay ugu adkaadeen.

Weeraryahanka Chelsea ayaa sheegay inay ku faraxsanyihiin inay Sadex jeer inay qaadaan koobabka la dhigo ee Caalamiga,waxaana uu sheegay inay Nasiib uleeyihiin qaadista koobabka”ayuu yiri Tores.





Disclaimer: The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of management and owner of MARKACADEY.net. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.

comments