By: Mastar // Jun 27 2012 at 8:27 am // 1,998 Reads // Wararka Somalia
Laacibka weyn ee Michael Owen oo ku biiray kooxda Al Shabaab
Michael Owen oo u dhashay dalka Ingiriiska una soo ciyaaray Liverpool, Real Madrid, Newcastle iyo Manchester United, ayaa wuxuu go’aansaday inuu ku biiro kooxda Al Shabaab.
Xidigaan kooxda Manchester iyo wadanka England ayaa waxaa la sheegayaa in uu ku sii jeedo kooxdaasi isla markaana uu diyaar u yahay in uu ku biiro.
Naadiga Manchester United ayaa qorshaynaysa in ay iska fasaxdo ciyaaryahankaan waqtigiisii ugu xumahaa ku soo qaatay wadanka Spain.
kooxda Stoke City ayaa sidoo kale ciyaaryahankaan doonaysa in ay soo hesho maadaama uu bari ahaa ciyaaryahan ku wanaagsan xaga weerarka.
32 Jirkaan ayaa mudooyinkii ugu danbeeyay waxaa sii lumay ciyaarihiisii maadaama ay kooxda Manchester inta badan ay ku haysay kursiga kaydka.
|
|
Disclaimer: The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of management and owner of MARKACADEY.net. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.


Print
