By: Mastar //  Jun 25 2012 at 10:43 am //  7,594 Reads  // Fanka iyo Suugaanta

Faarax Murtiile oo soo saaray hees cusub oo aad runtii jecleysaneyso “Daawo Video”

  • Share
  • Comments
  • Print Print


Abwaanka da’da yar ahna fanaanka codka macaan Faarax Murtiile oo ka mid ah fanaaniinta Soomaaliyeed ee Qaaradda Yurub ku dhaqan, ayaa wuxuu soo saaray hees qurux badan, oo ay jecleysteen shacabka Somaliyeed.

Faarax Murtiile ayaa wuxuu heestaan uu ugu magac-daray Buluq Baash, isagoona u hibeeyay Telefishinka Caalamiga ah ee Universaltv, oo ah midka sida weyn leh ay u daawadaan dadka Somaliyeed ee dalka iyo dibadba ku kula sugan.

Hobolka Murtiile ayaa wuxuu heestaan uu ku sheegayaa inuu afkooda hooyo uu ku baraayo caruurta Somaliyeed ee qurbaha u hayaamay, isagoona ku xusaaya heesta Alfabeetada ama xarfaha afka Soomaaliga.

Faarax Murtiile ayaa wuxuu heesta uu ku muujinayaan dhaqanka Soomaalida, isagoona ku tartan-siiyay kooxo caruur ah oo loo-soo xiray dharka hidaha iyo dhaqanka ee ay Soomaalidu gaarka u lee-dahay.

Daawo Heesta Buluq Baash



Heestii hore ee Biito Biito Daawo


Disclaimer: The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of management and owner of MARKACADEY.net. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.

comments