Ingiriiska oo xalay arin mucjiso leh kala kulmay Talyaaniga “Daawo Sawirada”
Xulka qaranka wadanka England ayaa xalay gabi ahaanba waxaa laga ciribtiray koobka qaramada qaarada Yurub, kadib markii ciyaar kulul ay isaga horyimaadeen xulka qaranka ee Talyaaniga.
Xulka qaranka wadanka Italy ayaa ka soo horjeestay inay sii socdaan ciyaartoyda wadanka Ingiriiska waxaana gabi ahaanba uu ka cirib tiray ciyaaraha qaramada qaarada Yurub.
Ciyaartaan ayaa waqtigii loogu talagalay waxay ku soo dhamaatay 0-0 oo ay isla dhaafi waayeen labadaan xul hase ahaatee gool ku laadyo loo dhigay ayaa 4-2 waxaa ku adkaaday Xulka Talyaaniga, oo ciyaar adag ku wajihi doono Qaranka Jarmalka.
Intii ay socotay ciyaarta ayaa xulka Tlyaaniga wuxuu u muuqday mid ciyaarta iska maamulanaya, iyadoona laga ciyaar badnaa wadanka England.
Ciyaartoyda Ingiriiska waxaa leesugu daray iyadoo lagu ciyaaray oo waxba kama jiraan laga soo qaaday iyo waliba iyadoo laga reebay tartankii ciyaaraha qaramada qaarada yurub.
<






|
|


Print
