By: Mastar // Jun 24 2012 at 6:47 pm // 3,969 Reads // Wararka Caalamka, Wararka Somalia
Gabar yar oo ku dhalatay iyadoo leh 14 farood oo lugaha ah iyo 12 farood oo gacmaha ah “Daawo sawiro cajiib badan”
Gabar yar oo u dhalay dalka Burma ee Qaaradda Asia ayaa waxay lee-dahay 14 farood oo lugaha ah iyo 12 farood oo gacmaha, waxayna gabadhani ay soo jiidatay indhaha dadweynaha caalamka.
Gabadhaan oo mid nasiib badan loo-aqoonsaday ayaa waxay dhalatay iyadoo leh 26 farood oo lugaha iyo gacmaha ah marka leesku daro, iyadoo hooyadeed iyo aabaheyd ay u soo bandhigeen qeybaha bulshada.
Waxaa la-sheegaa inay yihiin dadka ugu nasiibka badan ee dhashay iyagoo leh 14 farood oo lugaha ah iyo 12 farood oo gacmaha ah, inkastoo aysan jirin wax daliilo ah oo muujinaaya inay yihiin dadka adduunka ugu nasiibka badan, dadka sidaasi ku dhashay.



|
|
Disclaimer: The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of management and owner of MARKACADEY.net. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.


Print
