By: Mastar // Jun 20 2012 at 7:53 pm // 1,286 Reads // Wararka Somalia
Ac Milan oo iska diiday inuu Kaka ku soo laabto kooxda Ac Milan “Sababtu Maxay Tahay”?
Madaxa guud ee kooxda Milan ayaa diiday in ciyaaryahan kaka uu ku soo laabto wadanka talyaaniga gaar ahaan kooxdiisii hore.
Saxaafada talyaaniga ayaa qoray in kooxda Milan ay ka wal walsantahay mushaaraadka faraha badan oo uu ciyaaryahankaan qaato.
Galliani ayaa sido kale wax kama jiraan ku tilmaayay warar la isla dhex marayay oo sheegaya in Milan ay ciyaaryahankaan ay dib u soo ceshan doonto.
Maalmihii danbe ayaa waxa jiray warar sheegaya in xidigaan uu ka soo tagayo kooxdiisa isla markaana uu ku soo biri doono naadigiisii hore ee AC Milan.
|
|
Disclaimer: The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of management and owner of MARKACADEY.net. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.


Print
