By: Mastar // Jun 14 2012 at 8:36 pm // 3,618 Reads // Wararka Caalamka, Wararka Somalia
Sariirtaada mar dambe kaagama baahno inaad gogoshid “Daawo sariir is-gogleyso”
Soomaalida ayaa waxay ku maah-maahdaa nin noolow maxaa aragti kuu laaban, sida aan u joognay maantana waxaan u joognaa sariir kiligeed is-gogleyso, iyadoo aysan cidina gogleynin.
Waxaa sanadkaan la-soo bandhigay sariir kiligeed lee is-gogleyso, taasoo qeyb ka ah horumarka uu caalamka uu ka gaaraayo dhinaca Tiknoolajiyada, iyadoo Tiknoolijigu uu caalamka xilligaan ugu fidaayo si xowli leh.
Warshadda OHEA ee dalka Spain ayaa waxay iyadu soo saartay sariirtaan, waxaana weeye mid iyada oo kaliya u gaar ah fikirkaan, waana mid ay ku soo kordhisay caalamka.
Daawo Video
|
|
Disclaimer: The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of management and owner of MARKACADEY.net. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.


Print
