By: Mastar // Jun 06 2012 at 7:44 pm // 16,810 Reads // Fanka iyo Suugaanta, Wararka Somalia
Fanaanada Ikraan Caraale oo sawirada Arooskeeda ku soo bandhigtay bogeeda “Daawo Sawirada”
Fanaanada Ikraan Caraale oo ka mid ah fanaaniinta Soomaalida kuwooda ugu codka macaan ee loogu jacel yahay, ayaa waxay dhawaan ay ku aqal-gashay Magaalada Hargeysa ee Gobolka Waqooyi Galbeed.
Fanaanada Ikraan Caraale ayaa waxay la-aqal gashay fanaanka Saxardiid, oo ka mid ah fanaaniinta loogu jacel yahay Magaalada Hargeysa, isla-markaana waxay muddooyinkii ugu dambeysay ay lahaayeen xiriir jaceyl.
Ikraan Caraale ayaa waxay bogeeda ay ku lee-dahay barta Internet ee Ikraan.com ay ku soo bandhigtay sawirada arooskeeda, iyadoo ku muujineysay inay guursatay fanaanka Saxardiid, ahna abwaanka da’da yar ee u soo kacay fanka Somalida.




|
|
Disclaimer: The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of management and owner of MARKACADEY.net. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.


Print
