By: Riwaan Haji //  Jun 06 2012 at 10:19 am //  6,579 Reads  // Fanka iyo Suugaanta

Al Fanaan Xasan Cagaaran Oo Soo Saaray Muuqaalka Heesta Barwaaqo Daawo.

  • Share
  • Comments
  • Print Print


Fanaanka caanka ah ee Soomaaliyeed Xasan Cagaaran ayaa soo saaray muuqaalka heesta Barwaaqo, waxaana erayada heestaan sameeyay Dahir Calasow halka uu Music-ga u gaaraacay Cayn ba Cayn, laxankana waxaa ku laray isla Xasan Cagaaran.

Xasan Cagaaran ayaa si wanaagsan ugu raaxeystay heesaan, waxeyna heestu ka hadleysaa amaan dumar iyo mid deegaan intaba, waxaa sii dheer dardaaran iyo waano loo jeedinayo gabadha lala hadlayo.

Cagaaran ayaa ah mid kamida fanaaniinta xiligaan codkooda aadka loo jecelyahay, wuxuuna bulshada ku dhaxleeyahay taageero fara badan, isagoo qaada heeso fara bada oo iskugu jira jaceyl iyo wadani intaba.

Halkaan Ka Daawo Heesta Barwaaqo.


Disclaimer: The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of management and owner of MARKACADEY.net. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.

comments