Qof walba oo uu kacsigiisa yar yahay oo loo-hellay daawooyin yar yar oo sahlan
Waxaa jira cunooyin haweenka iyo ragga ka taageera xoojin iyo wanaajin dhanka rabitaanka galmada ah siiya , ha ahaadeen qudaarta fresh-ka ah iyo kuwa qalalan , waxaase muhiim ah in qofka jimicsi cayaareed sameeyo kana fogaado sigaaarka iyo waxyaabaha kale aalkolada leh.
Wax yaabaha xoojiya ayaa waxaa ka mid ah Basashada gaduudan ,tuunta ,cinab-ka iyo qudaarta soo deysa dheecaanka astragous” iyo qudaarta leh Vitamin (A)
Ogaw saliida beerka kaluunka ayaa ah muhiim oo si weyn sara ugu qaada awooda galmada ragga waxaana ku jira Capsules dabiici ah iyadoo taqaatiirta ku taliyeen in si weyn loo isticmaalo .
Dhanka haweenka ayaa lagu waramay in dareen xoogan oo galmo ay dareemaan marka ay cunaan yaanyada(Tamaato))taasi ii ah cayriin oo aaan la karin
|
|


Print
