By: Mastar //  May 05 2012 at 2:24 pm //  1,814 Reads  // Wararka Somalia

Sheekh Maxamed Cabdi Umul oo si xasaasi ah uga hadlay Dastuurka “Daawo Video”

  • Share
  • Comments
  • Print Print


Sheekh Maxamed Cabdi Umul oo ka mid ah Culima’udiinka Soomaaliyeed, kuwooda ugu waaweyn ee sida gaarka ah loo-ixtiraamo, ayaa wuxuu ka hadlay Dastuurka Qabyo Qoraalka oo dhaliyay murun xoogan.

Sheekh Maxamed Umul ayaa wuxuu amuurtaan uu kaga hadlay Khudbadii Jimcaha ee shalay, isagoona ka jeediyay Masaajidka Abu Bakar Assidiiq oo ku yaalla Xaafadda Islii ee Magaalada Nairobi.

Sheekh Umul ayaa wuxuu si weyn uu ugu nuux-nuux-sanayaa Dastuurka Qabyo Qoraalka, kaasoo dadka Soomaaliyeed ay intoodu badan ka muujinayaan walaac xoogan, hase ahaatee muxuu ka yiri Sheekh Umul?

Daawo Sheekh Umul oo ka hadlaaya Dastuurka Qabyo Qoraalka.



Nagala Soo Xiriir dhacdo@hotmail.com ama dhacdo@gmail.com


Disclaimer: The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of management and owner of MARKACADEY.net. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.

comments