Fanaanka Xasan Dhuxul iyo hees cusub!! DAAWO
Fanaanka weyn Xassan Dhuxul Laab Salaax Ayaa soo saaray hees cusub oo ugu magic daray GUUR heestani waa hees waxyaabo badan kulansatay kuna soo biirtay fanka sanadka aaynu joogno 2012, heeskan waa hees laga dheehan karo Duco, Dardaaran, Jaceyl Iyo Weliba Amaaan.
Heeska Waxaa erayadiisa qoray, laxanka, iyo codkana saaray Xassan Dhuxul Laab-Salaax, Waxaa muusikada macaanta badan ku laray Axmed Saalax Qaasin, halkaan ka dhageyso heeskii cusbaa ee Guuur.
Heestaan ayaa noqoneyso mid wax badan kusoo kordhin doonto saaxada fanka soomaalida ayadoona inta badan Soomaalida ay mudooyinkii ugu danbeeyay ahaayeenkuwa ku mashquulsanaa dhanka fanka oo ahaa mid wax badan ay ka badaleen.
HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA HEESTA CUSUB
http://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=0zs94xr3bLc
HALKAAAN KA DAAWO HEESTA CUSUB EE XASAN
|
|


Print
