Ka dega diyaaradda ma kici doono “Dhacdo Cajiib ah”
Sida lagu qoray (Associated Press) wakaaladda wararka Maraykanka ayaa qortay dhacdo cajiib ah oo taasoo sababu noqotay duulimaad ay gali laheed diyaarad dalkaas laga lahaa in ay dib u dhacdo rakaabkiina dib ugu laabtaan guryahoodii, xilli markii hore ay isku soo diyaariyeen safar.
Laba gabdhood oo ah kuwa ka dhex shaqeeya diyaaradaha, oo dadka ayaa waxaa dhex maray dagaal, xilli ay safar u raaci rabeen diyaaradii ay ka shaqeynayeen.
Pasanjarkii ayaa galeen diyaarada, xilli dadkii ay siku diyaariyeen in ay mar dhaw diyaarada ka kici doonta madaarka ayaa waxaa fariin oraneysa ka degta diyaarada ma kici doonta looga soo sheegay sameecadaha diyaarada dhexdeeda, taas oo ku noqotay dhaka faar, ayaa loogi sii daray in aysan diyaaradan kici doonin waqtigan ee ay iska daneystaan.
Rakaabkii ayaa isku buuqay, su’aalo badan lays wey weydiiyay, intaas kadib waxaa ay la hadleen dadkii safarka ahaa masuuliyiintii diyaarada ku shaqo laheed, iyagoo weydiiyey waxa looga baajinaayo safarkii ay ku soo talo galeen oo ay guryahooda uga soo kicitimeen? waxaa loogu jawaabay in diyaaradda aysan kici karin maadaama 2 gabdhood oo rakaabka ka mid ah is dagaaleen, sheegeen in aysan wax shaqo ah wada qabanayn, isnana arkin xitaa! sidaa darteed ay baaqatay diyaarada, inta arrintan ka dhamaaneysane aysan safri doonin. 
Duulimaadkan oo ahaa mid Maraykanka dhexdiisa ah, ayaa dadkii ay iskaga dhaadhaceen diyaaradii, ayagoo awal ka tagi rabay New York kuna sii jeeday Atlanta, laakiinse taas ay noqotay mid aanan suurto galin halkaasne iskaga dareereen iyagoo aad u caraysan, una sheegay masuuliyiintii diyaarada hadiiba ay saa ula dhaqmeen in aysan marne isku soo lug goyn doonin dibna ugu safri doonin shirka diyaaradaas ka rejistar garaysneed.
Abdulkadir Abdirahman
Dhacdooyinka Caalamka
Abdulkadir@banadir24.com
Dadir2003@hotmail.com
|
|


Print
