Fartuun Birimo oo Guursatay Wiil ilmaheeda le’ eg Oo Fanaan ah….

Published on Feb 21 2012 By: Adam Abdi //  3,037 Reads  // Fanka iyo Suugaanta


Fartuun Axmed Sahal oo kumagac dheer Fatuun Birimo oo kamid ah fanaaniinta lagu jecelyahe Fanaaniinta Soomaaliyeed ayadoo tageeryaal aad u farabadan kuleh fanka soomaaliyeed ayaa maalmihi ugu danbeesay kujirtay bisha malabka sida noo xaqiijiyeen fanaaniin u dhow Boqorada Birimo.

Fartuun oo bilihii lasoo dhaafay kusugneed magaalada nairobi ee xarunta dalka kenya ayaa guursatay fanaan aad u da yar kasoo sanadihii ugu danbeesay kusoo biiray fanka somaliyeed inkastoo aan fankiisa soo dhaafin xaafada somalida degantahe ee Islii ee magaalada Nairobi.

Fanaanka ayaa lagu magacabaa Feysal Hanad oo heeso badan lasoo qaaday fanaanada iyo fanaaniin kale wallow aan sidaa looga aqoon fanka somaliyeed madaama oo qaadin heeso sidaa u wanagsaneyn isla markaa oo kusoo shaac baxay Copy.

Dadka ka faalooda arrimaha fanka ayaa sheegay in labadaan Fanaan guurkooda uu horumar weyn u keeni doono mihnahooda faneed iyadoo la xasuusto fanaantii Soomaaliyeed ee lamaanayaasha isku soo noqday sida ay uga hormarsanayeen kuwa kale , waxeyna iska caawin doonaana sooo sarista Heesaha maadaama ay Feysal Hanad oo Helay Fanaanad weyn oo lagu sharfo fanka somaliyeed.

Sihaam Cali Nuur
Magaalada London

Related posts:

  1. Boqorada Niikada Fartuun Birimo oo baashaaleysa (Video)
  2. Xildhibaano la dhacay hees Fartuun birimo ay qaaday…
  3. AHMED CUMAR CIGAAL.. Fanaan ceynkee ayuu ahaa???
  4. Haweeney macalimad ah oo guursatay mid ka mid ah ardaydii ay wax u dhigi jirtay
  5. Wiil Somaliyeed oo wiil kale oo somali ah ku dilay Wadanka Holland.

2 Comments

  1. Diiriye Ali says:

    Guur wacan fananka iyo fananada iskubashala iskuna raxesta(nolal wacan birimo iyo feysal hanad)

  2. Ibraahim says:

    Wale fanaanadu wey guuleysatey hadey da’dan ku heshey wil yar sababtuna wa marki ey 60jirto wali asagu wa nin xog leh marka aroos wacn

Leave a comment

Subscribe to our RSS Feed! Follow us on Facebook! Follow us on Twitter!


Feed!

Dhacdooyinka Caalamka

Arin argagax iyo naxdin leh oo dhex martay wiil iyo gabar oo isku ahaa ilma abti iyo ilma eedo

Arin argagax iyo naxdin leh oo dhex martay wiil iyo gabar oo isku ahaa ilma abti iyo ilma eedo

Arintaan oo runtii ah mid aad u naxdin badan ayaa waxay dhex martay lamaane Soomaaliyeed oo lagu kala magacaabo Aadan iyo Suraya, dad ku dhaw dhaw Aadan...
Awoode Eebe waa mid wax ku qaadasho mudan!!! Daawo Muuqaaladaan

Awoode Eebe waa mid wax ku qaadasho mudan!!! Daawo Muuqaaladaan

Allihi na abuurtay ayaa leh awood oo dhan kaa oo ah midka xukuma aduunka aan ku noolnahay waxa uuna awood u leeyahay in uu sameysto waxa uu doono iyo sida...
Dhatarkii kaalinta ka qaaday dilka Osama oo la xukumay!!!!

Dhatarkii kaalinta ka qaaday dilka Osama oo la xukumay!!!!

Dhakhtar u dhashay dalka Pakistan oo ka caawiyey sirdoonka dalka Maraykanka dilkii loo geystey Osama Bin Laden ayaa lagu xukumay soddon sano oo xarig ah. Shakil...
Nin u dhashay dalka Malawi oo iska gooyay GUSKA + Daawo Sawirada

Nin u dhashay dalka Malawi oo iska gooyay GUSKA + Daawo Sawirada

Nin u dhashay dalka Malawi ayaa wuxuu iska jaray xubintiisa taranka, kadib markii uu u baahday lacago, si’uu u helo lacagaha uu u baahan yahay ayaa wuxuu...
Ma taqaanaa maalinta beenta ay u yaqaaniin ….

Ma taqaanaa maalinta beenta ay u yaqaaniin ….

1da April, dadka aaminsan Christianity- ga waxa ay u yaqaanaan APRIL FOOLS’S DAY{ beenta April.} waxaase in la is waydiiyo mudan maalintan maxay...