Ciidamadda Itoobiya oo xabsiga dhigay nin masuul ah iyo si adag oo gacantooda looga soo saaray “Top News”

Published on Jan 28 2012 By: Dhaliye //  674 views  // Wararka Somalia


Ciidamadda Milatariga ee Dowladda Itoobiya ee ku sugan Magaaladda Baladweyne ee Gobolka Hiiraan, ayaa waxay xabsiga dhiggeen nin masuul ah oo si weyn looga garanaayo Gobolka Hiiraan, inkastoo markii dambe gacantoodu laga soo saaray.

Madaxa Shirka Isgaarsiinta ee Hormuud Telecom Maxmed Sabriye Nuur , ayaa waxay Ciidamadda Itoobiya ka soo qabteen gudaha Magaaladda Baladweyne, xilli ay ka sameeyeen dhaq dhaqaaqyo ay ammaanka ku sugayeen.

Ciidamadda Itoobiya ayaa waxay masuulkaan u taxaabeen xabsiga, wuxuuna u xirnaa dhawr saacadood oo xiriir ah, hase yeeshee waxaa ka war hellay in la-xiray Odayaasha Golaha Dhaqanka ee Deegaanka Baladweyne.

Odayaasha iyo wax-garadka ayaa waxay amuurtaasi ay u galleen dadaalo xoogan, waxayna markii dambe suurta gelliyeen in si adag ay gacanta Ciidamadda Itoobiya uga soo saaraan Maxmed Sabriye Nuur.

Madaxa Shirka Isgaarsiinta ee Hormuud Telecom Maxmed Sabriye Nuur, oo aad u cafimaad qaba ayaa wuxuu xilligaan uu si caadi ah uu ugu sugan yahay Magaaladda Baladweyne ee Gobolka Hiiraan, oo muddo bil kahor lagala wareegay Xoogaga Shabaab.

Ciidamadda Milatariga ee Dowladda Itoobiya, ayaa waxay dhaq dhaqaaqyo balaaran ay ka sameeyaan gudaha Magaaladda Baladweyne, waxayna taasi ka dambeysay markii qarax ismiidaamin ah lala beegsaday todobaadkii hgore.

Related posts:

  1. Ciidamadda Dowladda Itoobiya oo gacanta ku dhigay rag caan ah oo ka tirsan Xarakada Al Shabaab “Aqriso”
  2. Raa’isal Wasaaraha Itoobiya oo shaaca ka qaaday in Ciidamadda Itoobiya aysan ka soo bixi doonin Magaaladda Baladweyne, ilaa?
  3. Xarakada Al Shabaab oo loogu tashaday in si deg deg ah looga saaray Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya “Top News”
  4. Ciidamadda Dowladda Masar oo xabsiga dhigay muwaadin Somaliyeed oo heysta dhalashada dalka Canada
  5. Ciidamadda Dowladda Itoobiya oo u soo qalab qaatay magaaladda Baladweyne iyo dagaalo laga cabsi qabo

Leave a comment

Subscribe to our RSS Feed! Follow us on Facebook! Follow us on Twitter!


Feed!

Dhacdooyinka Caalamka

Ciyaarta Dibiga oo dhin ay ka soo gaarto dadka ciyaara & Iskiimoos !!!

Ciyaarta Dibiga oo dhin ay ka soo gaarto dadka ciyaara & Iskiimoos !!!

Ciyaarta Dibigi ayaa ka mid ah ciyaaraha loogu jeceel badanyahay aduunka gaar ahaan wadamada Yurubta iyo waliba Laataan Ameerica oo ay tahay ciyaar aad...
Ikraan Caraale ” waxaan jeclahay raga qaada Jiimka”

Ikraan Caraale ” waxaan jeclahay raga qaada Jiimka”

Inta badan aduunka aan ku noolnahay haatan waxaa ka jira dagaal dhanka jirka ah kaa oo ugu danbeyntii si aan caadi aheyn dhaqan u noqday ragga aduunka...
Waalidiin qir iyo qar ka joogga wiil yar oo ay dhalleen “Daawo Sawirada”

Waalidiin qir iyo qar ka joogga wiil yar oo ay dhalleen “Daawo Sawirada”

Lamaane u dhashay dalka Shiinaha ayaa waxay qaati ka taagan yihiin wiil yar oo ay dhalleen, kadib markii ay soo wajahday cayil aad u baahsan, taasoo ay...
Dhacdo argagax leh oo ka dhacday magaaladda London ee dalka Ingiriiska (Dhacdo Naxdin Leh)

Dhacdo argagax leh oo ka dhacday magaaladda London ee dalka Ingiriiska (Dhacdo Naxdin Leh)

Dhacdadaan ayaa waxay ka dhacday magaaladda caasimadda ah ee London, iyadoo ay u dhaxeysay lamaane Somaliyadeed oo in mudo ah wada-socday, welibana isguursaday. Wiilka...
Tuulo ku taala Pakistan Oo Hilib ku filan Ilaahay uu siiyay !!!!

Tuulo ku taala Pakistan Oo Hilib ku filan Ilaahay uu siiyay !!!!

Ilaahay isaga ayaa arzaaqo Aadmiga waxa uuna ku arzaaqaa ma uu siiyaa waxa uu doono isagoon cidna kala tashan waxa uu siinayo Adoomadiisa cid kale oo koonkaan...