Gabar dhuqnimo ku dhalay!!! DAAWO SAWIRO
Waalidka dhalay gabadhaan ayaa waxa ay ahaayeen kuwa in muda ah ku qanacsaa muuqaalka gabadhooda ayagoona ka dib gabadhaasi aanan wax kale u dhalan.
23-sano jirtaan ayaa aheyd mid kaligeeda u kala musafuri jirtay dalalka aduunka ayadoona xiligaasi aysan ka dhaadhacsaneen in wax ay dheeriyiin dadka sida ay u sheegtay TV ABC ee kasoo baxa dalka Mareekanka, waxa ayna aheyd gabadhaasi mid foolxumadeeda ay ku marneed muuqaalo kaa yaabinaya oo xitaa mararka qaar aad aamineysid in ay tahay qof 70-sano jir ah.
Mss Julia ayaa haatan waxa ay ku geeriyootay dalka Mareekanka dhowr cisho ka hor ayadoona muuqaalkeeda uu ahaa sidii lagu ogaa lama ogo wax ku dhacay xiligaan oo ay u sabab noqotay waxa ayna aad u jecleed in ay u kala musaafurto duniada dacaladeeda.
Waalidka Julia ayaa sheegay in ay gabadhooda ay aheyd gabar aad u dabci wanaagsan oo dadka ilaa xad la nooleed waxa ayna aheyd ama ay u dhaqmi jirtay sida qof waayeel ah oo intii yareed ilaa ay kasoo gaarto 21-sano oo ay haatan ku geeriyootay.
Bal ila fiiriyo ma u ektahay qfo 21-sano jir ah.. DAAWO MUUQAALADA
|
|


Print



