Kororso Aqoontaada (Su’aalo iyo Jawabo Diini ah)
Su’aal Sheeg Yaa ugu soo hor Islaamay reer Madiina?
Jawab: Sacad Bin Suraara.
2)su’aal. sheeg magaca al imaam al shaafici ?
jawab. maxamed ibnu idiris ibnu Cabaas ibnu Cothman (Abuu Cabdallaah)
3)su’aal. sheeg asxaabigii hogaaminaayey dagaalkii yarmuug?
jawab, wuxu ahaa khaalid bin waliid Rc.
4)su’aal. sheeg goorma ayey u dabaal dageen muslimiinta ciidul fidriga?
jawab. waxay u dabaal dageen sanadkii labaad ee hijriyada.
5)su’aal. sheeg maxaa ugu qeyr badan raaxada adduunka?
jawab. waxa ugu qeyr badan raaxada adduunka xaas wanaag oo saalixad ah.
6)Su’aal Sheeg laba asxaabi oo ku saabsan Muhaajiriin iyo Ansaar oo la walaaleeyey?
Jawab: Waxa kamid ah C/raxmaan Bin Cawf oo Muhaajiriin ah iyo Sacad Bin Rabiica oo Ansaar ah.
7)Su’aal Sheeg imisa bilood ayey Muslimiinta u tukanaayeen qibladda beytu maqdis?
Jawab: Waxay u tukanaayeen 18 ama 17 bilood.
8)Su’aal Sheeg imisa ayey ahaayeen Ciidankii falaar-leyda ahaa ee uu Rasuulka (NNKH) ku amray in ay dhabar jebinta ka ilaaliyaan?
Jawab: Waxay ahaayeen 50 Nin.
9) Su’aal Sheeg imisa bilood ayuu Nebi Yaxye Cs ka dhalasho horeeyey Nebi Ciise CS1-Jawab:
Wuxu ka dhalasho horeeyey 3 Bilood.
10) Su’aal Sheeg magaca ninkii ku soo daray xisaabta Jajab Tobanlaha?
Jawab: Waxaa weeye Jamshiid Bin Masud
No related posts.
|
|







13 Comments
ASC AAD IYO AAD AYAD UMAHADSANTIHIIN KADIB MARKII noo soo ban dhigteen su,aalahan ani shakhsigey waxan idin leeyahey kheyr allaha idin ku abaal meriyo ayan idin leeyahey
jasaa kallaahu kheyran waa inoo fa’ideysen bahda markacaddey alle ha’idin xifdiyo
a s c allaha idin barakeeyo cilmiga aad inoo kordhiseen halkaana inooga sii wada w s c
Aad iyo aad ayaad umahadsantihiin waxa aad ii iftiimiseen cilmi iga maqnaa waxaana idin leeyahay allaha idin ku kaabo
aad iyo aad ayaa u mahadsantihiin walalayaal
waxaa la yaab leh in aad xishood iyo alle ka cabsi midna aadan lahey xataa bisha ramadaan been ayaad sheegee nasiib darrada ku heysata iyo jaahilnimada.
thanks all
Wad ku mahadsantahin sida ad nogo soo gudbisan suaaloha iyo jawaabaha oo diniika ah tnx alot my my brots
wad mahadsantihiin juhdigaha faraha badan aad ku bixiseen sida aad noo soo garisiiseen cilmigaan
aad iyo aad ayaan u mahad santihiin
asc waa ku mahadsantihiin walayaal sida fiican aa nooogu soo gubiseen kheer EBBE ha niiga siiyo
Waad ku mahad san tìheen barnaamishka kororso aqoontaada marka cadeey
wad ku mahad santihin su alaha iyo jawabaha diniga ah aad ino soqortin rer marka cadey