By: Mastar //  Nov 11 2011 at 8:31 am //  2,816 Reads  // Wararka Somalia

Kororso Aqoontaada Su’aalo iyo Jawaabo oo Diini ah iyo Aqoon Guud

  • Share
  • Comments
  • Print Print


Su’aal Sheeg Asxaabigii weynee ee Jaabir Bin C/laahi xagee buu ku dhashay?
Jawab: Wuxu ku dhashay Magalaadda Madiina.

Su’aal Sheeg goorma ayuu dhashay C/laahi Bin Jaabir?
Jawab: Wuxu dhashay 15 sano kahor Hijriyada.

Su’aal Sheeg inta suuradood ee ka bilaabma mahdinta Allaah?
Jawab: Waa Shan Suuradood.

Su’aal Sheeg suurahadaas maxay kala yihiin?
Jawab: Waxay kala yihin 1-Al Faatixa. 2-Al-ancaam. 3-Al kahfi. 4-Faadir. 5-Saba.

Su’aal Sheeg xagee bay ku taalaa Badda dhimatay (Dead Sea)?
Jawab: Waxay ku taalaa Xuduudaha Urdun iyo Israa’iil.

Su’aal Sheeg Caasimadda wadanka Bulgaria?
Jawab: Waxa Weye Sofia.

Su’aal Sheeg sanadkii la helay Qaaradda Amerika?
Jawab: Waxa la helay 1492-kii.

Su’aal Sheeg wadanka kaliya ee aan ka tirsaneen Umadaha Midoobay?
Jawab: Waa wadanka Taiwan.

Su’aal Sheeg Madaxweyne Sheekh Shariif dagmadee buu ku dhashay?
Jawab: Wuxu ku dhashay degmada Mahadaay Sanadkii 25 july 1964-kii.

Su’aal Sheeg goorma ayuu dhashay Raa’isal wasaare cumar C/rashiid Cali Sharmarke?
Jawab: Wuxu dhashay 18 june 1960-kii


Disclaimer: The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of management and owner of MARKACADEY.net. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.

comments