Lamaana ayagoo gacanta iska heysta Geeriyooday… Jaceyl dhab ah..

Published on Oct 19 2011 By: Adam Abdi //  2,316 Reads  // Dhacdooyinka Caalamka


Labadaan Lamaane ayaa ahaa kuwa is guursaday 72-sano ka hor ayadoona todobaadkii nasoo dhaafay ku geeriyooday Cubitaal xili gacanta ay iska heysteen sida ay soo qoreen warbaahinta dalka Mareekanka. Reerka ay dhaleen ayaa warbaahinta u sheegay in arinta labadasi mataano ay aheyd mid salka ku heysta Jaceyl dhab ah ( Real Love) ka dib markii ay ayagoo gacanta iska heysta ay geeriyoodeen.

Waxa ay is Guursadeen xili Morma Stock ay ka qalin jabineysay sidaasi waxaa saxaafada mar hore u sheegay mid ka mid ah caruur ay dhaleen labadaasi mataano oo ahaa ilaa afar waxa ayna is Guursadeen May 26, 1939.

waxa ay ahaayeen mataano Duqyaal ah waxa ayna rumeysnaayeen in ay isku mar wada dhiman doonaan ka dib markii uu dhacay aqal galkooda ” sidaasi waxaa warbaahinta u sheegay Dennis Yeager oo ka mid ah caruur ay dhaleenlabdaasi mataano.

Dennis Yeager waa wiilka ugu yar ee labadaasi mataano ay dhaleen wxaana ka weyn Donna oo ah gabadha reerka ugu weyn xiligaan ayna ka tageen labadaasi Lamaane ee Jaceylka darii iskugu guursaday una dhintay. In ay isla wada joogaan oo ay isla wada noolaadaan 72-sano waa arin wanaagsan sidaas ayuu ku celceliyay yareenka reerka oo warbaahinta la hadlayay.

Waa arinta hada dadka reer Mareekan ay la wada yaabanyihiin dhamaantooda ka dib markii lagu arkay goobtii ay ku dhinteen waa cusbitaalkiiyee ayagoo gacanta iska heysta labadaasi Lamaane.

MOHAMED IBRAHIM AYAANLE
Ayaanle19@gmail.com

Related posts:

  1. KURBADA CAASHAQA MAXAA LAYGU KOOBAY? “Qiso jaceyl oo dhab ah” Qeybtii 1-aad
  2. Dhacdo Xanuun leh oo ka dhex taagan lamaane Somaliyeed oo jaceyl wadaag ahaa “Qiso Dhab ah”
  3. KURBADA CAASHAQA MAXAA LAYGU KOOBAY? “Qiso jaceyl oo dhab ah” Qeybtii 3-aad
  4. KURBADA CAASHAQA MAXAA LAYGU KOOBAY? “Qiso jaceyl oo dhab ah” Qeybtii 5-aad
  5. KURBADA CAASHAQA MAXAA LAYGU KOOBAY? “Qiso jaceyl oo dhab ah” Qeybtii 9-aad

6 Comments

  1. Asc sxbyal waxa joga uk waxna murug igu hysa arin waxa lasaxibay gbr cadn ah o muslim waxayna maqlen arintan walidkayga waxayna donayan gbr afrigo jogta i nay iguriyan wan wreray sxbyl maxa figrad ah gbadha ad bay ijeceshay maxu mayn kara

  2. Asc sxbyal waxa jira arin muhim ah waxa donaya inad ila talisan my name khaalid maxamed garun {king khalid} waxa joga uk da.deydo wa 16sano waxan ahay arday walid keyga waxay ila damacsan yhn inay igu daran gbr afrigo jogto lkn waxa balan adag kalnay gbr cdeyn ah wan isku wa reray maxa sameya sxbyl

  3. Wlh wa la yab arintan allah hanaga dhigo kuwa o kale dhanka jeceyl okaliy

  4. mahad says:

    woooow!!! wankahelay shekaday

  5. C/raxman yoo says:

    Kkk wlh arin layaab leh weyaan

  6. DR Dalmar says:

    War markacadeey af somaaliga iga sax ninyahoow waxeey mataanaha aad sheegeysid lamaaane dheh
    labo leeb ha laguugu dhuftee…. kkkk :D D

Leave a comment

Subscribe to our RSS Feed! Follow us on Facebook! Follow us on Twitter!


Feed!

Dhacdooyinka Caalamka

Arin argagax iyo naxdin leh oo dhex martay wiil iyo gabar oo isku ahaa ilma abti iyo ilma eedo

Arin argagax iyo naxdin leh oo dhex martay wiil iyo gabar oo isku ahaa ilma abti iyo ilma eedo

Arintaan oo runtii ah mid aad u naxdin badan ayaa waxay dhex martay lamaane Soomaaliyeed oo lagu kala magacaabo Aadan iyo Suraya, dad ku dhaw dhaw Aadan...
Awoode Eebe waa mid wax ku qaadasho mudan!!! Daawo Muuqaaladaan

Awoode Eebe waa mid wax ku qaadasho mudan!!! Daawo Muuqaaladaan

Allihi na abuurtay ayaa leh awood oo dhan kaa oo ah midka xukuma aduunka aan ku noolnahay waxa uuna awood u leeyahay in uu sameysto waxa uu doono iyo sida...
Dhatarkii kaalinta ka qaaday dilka Osama oo la xukumay!!!!

Dhatarkii kaalinta ka qaaday dilka Osama oo la xukumay!!!!

Dhakhtar u dhashay dalka Pakistan oo ka caawiyey sirdoonka dalka Maraykanka dilkii loo geystey Osama Bin Laden ayaa lagu xukumay soddon sano oo xarig ah. Shakil...
Nin u dhashay dalka Malawi oo iska gooyay GUSKA + Daawo Sawirada

Nin u dhashay dalka Malawi oo iska gooyay GUSKA + Daawo Sawirada

Nin u dhashay dalka Malawi ayaa wuxuu iska jaray xubintiisa taranka, kadib markii uu u baahday lacago, si’uu u helo lacagaha uu u baahan yahay ayaa wuxuu...
Ma taqaanaa maalinta beenta ay u yaqaaniin ….

Ma taqaanaa maalinta beenta ay u yaqaaniin ….

1da April, dadka aaminsan Christianity- ga waxa ay u yaqaanaan APRIL FOOLS’S DAY{ beenta April.} waxaase in la is waydiiyo mudan maalintan maxay...