By: Sabah Ali //  Sep 23 2011 at 6:37 pm //  796 Reads  // Wararka Caalamka

Kushiinka Guurguura Oo la sameeyay… DAAWO SAWIRADA

  • Share
  • Comments
  • Print Print


Nin aduun joogoo maxaa aragtay kuu laaban aduunka aan ku noolnahay waxaa maalin walba lagu arkaa wax hor leh oo kaa yaabiya waxa ay ku guuleystay shirkada soo saarta waxyaabaha Electronic-ga in xiligaan ay ku guuleystay in ay soo saarto qalab kuu saamaxayo inaad ku karsan karto cunadaada meel kasta oo aad joogto iyo xili walba.

Qalabkaan ayaa ah mid kuu saamaxayo xili walba inaad ku karsan karto waxa aad dooneyso adigoo xiligaas u baahnaananayo kaliya meel ama space aad wax ku karsato iyo charger oo dhanka sara ama Soler waxa Soomaalida ay u taqaano.

Qalabkaan ayaa ah mid haatan si toos ay loogu soo shaaciyay Suuqyada Caalamka kaa oo meesha ka saaray qalab badan oo horay u cuni jiray dab badan.

Dadka qaar ee adeegsaday Qalabkasi ayaa ah haatan ku la dhacsan sida ay wax ugu karsadaan ayagoona amaan balaaran u soo jeedidyay shirkadaha tartanka ku jira mar xog aruurin lagu sameeyay maanta galinkii hore.

Caalamka aan ku noolnahay ayaa maalin walba waxa lagu arkaa ama laga maqlaa wax kaa yaabiyay ayadoona arintaasi ay ugu wacantahay shirkadahaasi oo ah kuwa tartan ku wada jira waxa ayna ka mid noqoneysaa shirkadaan mid wax badan ka badasha Suuqyada caalamka.


Disclaimer: The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of management and owner of MARKACADEY.net. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.

comments