By: Sabah Ali //  Aug 05 2011 at 9:11 pm //  627 Reads  // Wararka Caalamka

Dalka Ruushka oo qiima aad u sareeya ka gaaray Eyga.. DAAWO SAWIRO

  • Share
  • Comments
  • Print Print


Inkastoo dunada aan ku noolnahay maalin walba aad arkeyso wax aad la yaabto hada waxaan jirta in dadka ku nool aduunkaan ay maalinba shey la daalaa dhacaan kuwaa oo aan ogeyn halka ay ka keeneenay iyo halka ay u sii wadaan.

Dalka Ruushka ayaa sanadaan aan ku jirno ee 2011 waxa qiimihii ugu sareeyay ka gaaray Eyga nuuca ku nool meelaha barafka ayagoona ujeedooyin badan ka damacsan hadana waxaa ugu daran in Eygaasi uu yahay mid ka caqli badan kuwa kale dadka haatan waxyaabo badan ay ku sameystaan.

bal ila daawo dadka ku dhaqan baadiyaha fog fog ee dalkaasi oo maqaarka Eeyahaasi ka sameysanaya waxyaabo badan


Disclaimer: The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of management and owner of MARKACADEY.net. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.

comments


Facebook