Dumarka Fadhiga badan oo la ogaaday in ay ka dareen badanyihiin kuwa kale.. WARBIXIN
Inkastoo Aqoonta Aadmiga ay tahay mid sii hormarta xili walba ayaa hadana waxaa u sii dheer in dadka ay yihiin kuwa mar waliba ay ku xidhan hadba awooda Alle ee aduunkaan keensaday.
Dadbadan oo caalamka ah ayaa isweydiiyay Su’aashaan kadib markii arintaasi ay noqotay mid ay isla dhexmaraan dhalinyarada caalmka waxaana dadka ay noqdeen kuwa ku kala aragti duwanaaday arintaas ayadoona ilaa boqolaal Buugaag laga qoray arintaasi.
Dumarka wada Gawaarida iyo kuwa inta badan fadhiya Kuraasta xaafiisyada ay ka shaqeeyaan ayaa la ogaaday in ay kadareen badanyihiin kuwa kale, hadaba taasi maxaa ugu wacan? Su’aashaasi waa mid aad iigu weyneed intii aan aqrinyay Buugaagta laga qoray arinkaasi wxaana ii soo baxday.
Marka laga eego dhinaca Physiology-ga wax kasta oo gujiya ama riixa xubtanaha taranka ee xaga galmada ee duamrka ayaa xoojinaya rabitaankeeda galmo, taa oo xili walba ku keeni karta Aadmiga in uu ku sii siqo fikirka ah in uu dareen soo waajaho xiligaasi oo ah xiliga ugu weyn oo uu Aadanaha midka ugu dareenka dhow.
Markasta oo ay xaafiiska ka yimaadaan ama ay gaariga kasoo dagaan waxaa ay jecelyihiin in ay lagalmoodaan ragoodu taaso ah qeyb kamid ah oo muujineysa in dumarkaasi kadareen badan yihiin kuwa kale.
Hadaba si aad u ogaato aduba baar arintaasi maadaama aniga aan intaa ku soo koobay Search-kii aan ku sameeyay dhamaan buugaagta lagu qoro arimaha la xidhiidha Galmada oo ahaa kuwa inta badan aan aad u aqrin jiray mudooyinkii ugu danbeeyay.
|
|


Print



