Boliiska iyo Maleteriga oo maanta Muqdisho ku Dagalamay.
dagaal u dhaxayeye Ciidamada Maleteriga Dowlada KMG Soomaaliya iyo Ciidamada Boliiska Dowlada KMG ayaa maanta waxa uu ka dhacay Degmada Xamar Jajab ee Gobolka Banadair gaar ahaan Isgooyska Ceel Gaab.
Iska horimaadka dhaxmaray n ay ka taqlusi doonaan Lamaanayaasha hasayeeshee wadahadal ka dib oo ay qeeyb ka ahaayeen Waxgarad ayaa burcad Badeeda waxaa lagu qalqaaliyey in ay qaataan $860,000 oo doolar.
Boliiska iyo kuwa maanta Dhaxmaray ciidamada Meleteriga Dowlada Soomaaliya ayaa la sheegay in uu ka danbeeyey ka dib markii ciidamado ka tirsan Meleteriga oo lug ku marayey Degmada xamar jajab ay ka soo hor baxeen ciidamada Ka tirsan Boliiska kadib sidasi uu dagaalka ku biloowaday.
Sida Dadka deegaanka lagu dagaalamay ayaa xaqiijiyeen waxaa ku geeriyooday iska Horimaadka askari ka tirsan Dowlada waxaana sidoo kale ku dhaawacmay tiro kale oo isku jiray ciidamada dagaalamay iyo dad rayid ah.
Wararka qaar ayaa ku waramaya in dagaalka maanta dhaxmaray ciidamada Boliiska iyo kuwa Maleteriga uu dabayaal dagaal maalmo ka hor labada dhinac ku dhaxmaray School Boliisiya ee Degmada Xamar Jajab
|
|


Print
