 | Navigation |  |
 | Live Radio |  |
 | Random media |  |



 | Somali Links |  |
|
 | Articles & Opinion |  |
 | Wararka Maanta
|  |
|  | News in English |  |
|  | Dhacdooyinka Caalamka |  |
|
| War Deg Deg ah: Ilaalada Ra”iisul wasaaraha Soomaaliya oo goor dhaw is hortaagay Odayaal ka soo jeeda beesha Mudulood. |
Ilaalada Ra”iisul wasaaraha soomaaliya ayaa goor dhaw is hortaag ku sameeyay Odayaal ka soo jeeda Beesha Mudulood oo doonayay in ay la kulmaan ra”iisul wasaaraha saoomaaliya.
|
| Xoogaga kacdoonka oo goor dhaw Weerar ku qaaday warshadii baastada iyo Xeylla Bariise. |
Dagaal Culus ayaa goor dhaw waxa uu ka dhacay qeybo ka mid ah Degmada Yaaqshgiid oo fariisin u ah Ciidamada Ethiopia iyo kuwa Dowlada KMG.
|
| Obama..Madaxweynihii ugu horeeyay Mareykan ah ee Laptop dhiga xafiiskiisa. |
| Barrack Obama oo iska joojiyay isticmaalka sigaarka intii uu waday ololihiisa doorashada , ayaa haatan ku dhiban qaabkii uu ku joojin lahaa adeegsiga “Emeilka” oo uu ku waalan sida uu u jecel yahay awgiis. |
| Salaax Badbaado oo sheegay in heshiiskii Jabuuti uu yahay mid lagu kala geeyay muqaawamada soomaliy iyo Dowlada KMG. |
Qaar Ka mid ah Xubnaha Baarlamaanka KMG ayaa sheegay in heshiiskii Jabuuti uu yahay mid lagu kala geeyay xoogaga Muqaawamada Soomaaliya iyo Dowlada KMG.
|
| QM oo isku Raacday in xayiraad xaga dhaqaalaha iyo safarka lagu soo rogo shaqsiyaadka loo arko in ay caqabad ku yihiin Nabada Somaliya. |
Golaha amaanka ee QM ayaa isku raacay in xayiraad xaga dhaqaalaha iyo safarka lagu soo rogo shaqsiyaadka loo arko in ay cabad ku yihiin nabada soomaaliya.
|
| Isbaheysiga dib u Xoreynta Soomaaliya iyo dowlada KMG oo ku fashilmay in ciidamada Ethiopia ay ka saraan xaafadaha dadka rayidka ah. |
Waxaa maanta fashilmay heshiiskii Dowlada KMG iyo isbaheysiga dib u Xoreynta soomaaliya Garabka Jabuuti ay ku gaareen dalka Jabuuti kadib markii ay shaaciyeen in 21 bishaan ay ka baxayaan ciidamada Ethiopia xaafadaha ay degan yihiin dadka rayidka.
|
| Qaraxyo xalay gil gilay Baydhabo iyo amaanka Magaalada oo faraha kasii baxay. |
Qaraxyo xoogan ayaa xalay waxa ay gli gileen Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay,kadib markii Weerar lagu qaaday guri ay ku sugnaayeen xildhibaano katirsan Baarlamaanka KMG oo ku yaala xaafada cadaado ee Magaaladaasi.
|
 | Latest Active Forum Threads |  |
|
 | Login |  |
Not a member yet? Click here to register.
Forgotten your password? Request a new one here.
| |

   



 | Users Online |  |
Guests Online: 255
No Members Online
Registered Members: 535
Unactivated Members: 4
Newest Member: meinaak
| |
|