 | Navigation |  |
 | Live Radio |  |
 | Random media |  |



 | Somali Links |  |
|
 | Articles & Opinion |  |
 | Wararka Maanta
|  |
|  | News in English |  |
|  | Dhacdooyinka Caalamka |  |
|
| Somalia: Mogadishu's Ex-Mayor Links Govt Leaders to Al Shabaab |
| The former mayor of Somalia's war-battered traditional capital, Mogadishu, has alleged that top government leaders are linked to the country's notorious al Shabaab insurgents. |
| Mortar rounds hit market in Somalia, 17 killed |
| MOGADISHU, Somalia - Mortar rounds slammed into a market in Somalia's capital on Monday, killing at least 17 people, after a failed insurgent attack on the presidential palace. |
| Maleeshiyada Maxkamadaha oo bandow kusoo rogay magaalada Balad Weyne,kadib Rabshadihii ka danbeeyay dilka nabadoonka. |
| Maleeshiyada Maxaakimta Islaamka Somaliya ee gacanta ku haya maamulka gobolka Hiiraan ayaa bandow kusoo rogay guud ahaan magaalada Balad Weyne,kadib marki ay qarxeen rabshado waaweyn oo looga soo horjeedo dilkii loo geystay maanta Gudoomiyihii Odayaasha dhaqanka Hiiraan Dacar Xirsi Xurshow. |
| WAR DEG DEG AH:Gudoomiyihii Odayaasha Dhaqanka Hiiran Dacar Xirsi Xuurshow oo Balad weyne lagu toogtay. |
| War iminka naga soo gaaray magaalada Balad Weyne ayaa sheegaya in Gudoomiyihi odayasha dhaqanka Hiiraan Dacar Xirsi Xurshow lagu toogtay magaalada Balad weyne iyadoona wali meydkiisa ay ku dul xoonsan yihin dad aad u fara badan. |
| Guddiga Ganacsatada Bakaaraha oo sheegay in Baarlamanka ay kula xisaabtamayaan gumaadka ka taagan Bakaaraha. |
Gudoomiyaha Guddiga ganacsatada ee Suuqa Bakaaraha Cali Max'ed Siyaad cali Dheere ayaa shaaca ka qaaday in ay ka daaleen dawladda oo ay kaga dacwoodan dhibaatada Bakaaraha laakin ay hadda wixi ka danbeeya kula xisaabtamayan arrimahaasi Baarlamanka Somaliya.
|
| Kulan Xasaasi ah oo Odayaal Habar Gidir katirsan ku dhexmaray Jabuuti,laguna qorsheeyay kacdoon beeshaasi ay kaga hortagto Al-Shabaab. |
Qeybahii danbe ee Bishii hore ee Ramadaan ayaa magaalada Jabuuti ee xarunta dalka Djabuuti waxaa ka dhacay kulan xasaasi ah oo ay yeesheen odayaal matalayay Beesha Habar Gidir,halkasi oo ay ku go'aansadeen in beeshoodu ay ku kacdoonto Xoogaga Al-Shabaab kadib ballan qaad buuxa oo ay ka heleen dhinacyo daneeya arrimaha Somaliya.
|
| Magaalada Garowe ee xarunta Puntland oo xalay la isla dhex marayay warar been abuur ah oo ku aadan geerida dhaqtarkii gaarka ahaa ee C/laahi Yuusuf. |
| Warar naga soo gaaray xalay magaalada Garowe ee xarunta gobolka Nugaal ahna xarunta maamulka Puntland ayaa sheegayay in shacabka magaaladaasi ay isla dhex marayeen warar been abuur ah oo ku aadan in dhaqtarki khaaska ee Madaxweyne Yusuf uu kamid ahaa saraakishii shalay ku nafweysay duqeyntii Madaxtooyada. |
 | Latest Active Forum Threads |  |
|
 | Login |  |
Not a member yet? Click here to register.
Forgotten your password? Request a new one here.
| |
     
  


 | Users Online |  |
Guests Online: 207
No Members Online
Registered Members: 462
Unactivated Members: 0
Newest Member: lamaane
| |
|