basmala

MarkaCadey.Net

MarkaCadey.Net Bogga Tacsi


December 1, 2006
at 10:03:22

Name/Magac  
Abukar Ali Jimale
City/Magaalo  
Halkaan ku dhaaf Tacsidaada  
anagoo kala ah reer cali jimcaale guduud, reer cabdule maxamud,reer sheekh axmed mataan, reer xasan mahdi,daahir caabi,shugri cali nuur, ilmo xasam wacdaan,ilmo maaxi macalim,iyo dhamaan odayaaha degmada hawlwadaag. waxay tacsi u dirayaan qoyskii uu ka baxay cabdulaahi yuusuf faraey.

November 26, 2006
at 07:52:48

Name/Magac  
Cabdiwali Shiikh Maxamed Aw Maxamuud
City/Magaalo  
Halkaan ku dhaaf Tacsidaada  
Waxaan halkan ugu dirayaa tacsi qayskii uu ka baxay Cabdullaahi Fareey, aniga oo Marxuumka u rajaynayay caaqibo san, qaraabada iyo asxaabtana Alle uga baryaya samir iyo iimaan. Aamiin

November 25, 2006
at 05:50:11

Name/Magac  
biriye farax tuuryo
City/Magaalo  
Halkaan ku dhaaf Tacsidaada  
Waxaan leeyahay alaha unaxariisto marxuum a/lahi. eheladii iyo qaraabadii uka geeryeedayna samir iyo iima alaha kasiiyo Aamiin

November 25, 2006
at 05:44:27

Name/Magac  
axmednuur maxamuud xuseen
City/Magaalo  
Halkaan ku dhaaf Tacsidaada  
waxaan jogaa cari mareeykanka waxaana leyahay samir iyo imaan alah ka siiyo dhamaan dadki uu ka geeriyooday

November 22, 2006
at 21:13:23

Name/Magac  
Muxudiin Saalax
City/Magaalo  
Halkaan ku dhaaf Tacsidaada  
waxaan halkaan uga tacsiyaynaa cabdulaahi xirsi waxaan ugu ducaynaa inuu ilaahay janada ka waraabiyo aamiim

November 22, 2006
at 08:01:02

Name/Magac  
Jamaludiin Sharif Hassan
City/Magaalo  
Halkaan ku dhaaf Tacsidaada  
ma dhente waa allah waxan utacsiyaynaya caruta ehelka qarabada asxabta iyo dhaman umada somaliyeed qof waliba waxa wadanka uqatay walagu xusaa allah ha unaxaristo aamiin aamiin aamiin

November 22, 2006
at 07:37:08

Name/Magac  
Maxamed Muuse
City/Magaalo  
Halkaan ku dhaaf Tacsidaada  
waxaaan tacsi u dirayaa dhamaan qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyoodey marxuunka, isagana janno iyo raxmo eebe ha siiyo,,,,, Inaalilaahi wainaa ileyhu raajuun ,,,aammin aamin,,.,.,

November 22, 2006
at 19:30:40

Name/Magac  
osman, bashir
City/Magaalo  
Halkaan ku dhaaf Tacsidaada  
wxaan u tacsi u diiriyaa caruurta abdillahi ii nu samaar kaasiyo iyo iimaan aabahooda and iam from somalia age 17,(somali bantu)

November 21, 2006
at 22:32:23

Name/Magac  
cabdisalaan warsame
City/Magaalo  
Halkaan ku dhaaf Tacsidaada  
ilaahay ha'u naxariisto janatul fardowsa alaha ka waraabiyo aamiin aamiin aamiin insha'alah ehelkiisana samir alaha ka siiyo gabadhiisa maryan iyo liibaan iyo dhamaan dadka soomaaliyeed

November 21, 2006
at 05:19:32

Name/Magac  

Faduma Qassim Hilowle    

Xareedo Ismaaciil Duniya

Axmed Naaji Sacad

Muusa Maxamed Cusman 

Maxamed Maclow Nuur

Luul Faarax Maxamed

Maxamed Karama Siidi

Amin Camar 

Karama Siidi Xaji

Dr Ab/Qaadir Cali Boolay

Dr Cusman Awes

Jeylani Sheikh Bin Sheikh

Axmed Naaji Axmed

Saciid Bakar Mukhtar

Axmed Maclow Nuur

Maana Cadoy Siidi

City/Magaalo  
London
Halkaan ku dhaaf Tacsidaada  
DHAMMAAN WAXAY TACSI U DIRAAYAAN QOYSKII IYO QARAABADI U KA GEERIYOODAY MARXUUM CABDULLAHI YUUSUF XERSI (CABDULLAHI FAREEY) OO 18 NOVEMBER 2006 KU GEERIYOODAY MAGAALADA MINIYABOLIS EE DALKA MAREYKANKA. CARUURTIISA OO KALA JOOGAAN YURUB, MAREEKANKA, CARABTA IYO SOMALIYA.
1) Maryam C/lahi Yuusuf
2) Libaan C/lahi Yuusuf
3) Siyaad C/lahi Yuusuf
4) Aasiya C/lahi Yuusuf
5) Faadumo C/lahi Yuusuf
6)Maxamed C/lahi Yuusuf
7) Sayid Cumer C/lahi Yuusuf

Marxuum Cabdullahi Farey wuxuu dhashtey 01/02/1931 Magalada Kaal Kacyo ee dalka Somaliya

 

MARXUUMKA OO DOOR WEYN KA SOO QAATAY HAGANKII GOBANIMADOONKA SOMALIYEED, WAXA KALOO QEYB WEYN UU KA QAATAY HORUMARINTA FANKA IYO FANAANIINTA ISAGOO KA MID AHAA AASAASAYAASHII KOOXAHA FANKA.

 
MARXUUMKA WAXAAN ILLAAHEEY UGA BARYEYNA INUU JANNADII FARDOWSA KA WARAABIYO, EHELLADI UU KA TAGAYNA SAMIR IYO IIMAAN KA SIYO,

AAMIIN AAMIIN AAMIIN

HALKAAN KU DIR TACSIIDA CABDULLAHI YUUSUF XERSI (CABDULLAHI FAREEY)  Post Tacsi

Contact us at: info@markacadey.net

Copyright © 2006 MarkaCadey.Net All Rights Reserved