basmala

MarkaCadey.Net

MarkaCadey.Net Bogga Tacsi

Last  

Faduma Qassim Hilowle    

Xareedo Ismaaciil Duniya

Axmed Naaji Sacad

Muusa Maxamed Cusman 

Maxamed Maclow Nuur

Luul Faarax Maxamed

Maxamed Karama Siidi

Amin Camar 

Karama Siidi Xaji

Dr Ab/Qaadir Cali Boolay

Dr Cusman Awes

Jeylani Sheikh Bin Sheikh

Axmed Naaji Axmed

Saciid Bakar Mukhtar

Axmed Maclow Nuur

Maana Cadoy Siidi

DHAMMAAN WAXAY TACSI U DIRAAYAAN QOYSKII IYO QARAABADI U KA GEERIYOODAY MARXUUM CABDULLAHI YUUSUF XERSI (CABDULLAHI FAREEY) OO 18 NOVEMBER 2006 KU GEERIYOODAY MAGAALADA MINIYABOLIS EE DALKA MAREYKANKA. CARUURTIISA OO KALA JOOGAAN YURUB, MAREEKANKA, CARABTA IYO SOMALIYA.

 

1) Maryam C/lahi Yuusuf
2) Libaan C/lahi Yuusuf
3) Siyaad C/lahi Yuusuf
4) Aasiya C/lahi Yuusuf
5) Faadumo C/lahi Yuusuf
6)Maxamed C/lahi Yuusuf
7) Sayid Cumer C/lahi Yuusuf

 

Marxuum Cabdullahi Farey wuxuu dhashtey 01/02/1931 Magalada Kaal Kacyo ee dalka Somaliya

 

MARXUUMKA OO DOOR WEYN KA SOO QAATAY HALGANKII GOBANIMADOONKA SOMALIYEED, WAXA KALOO QEYB WEYN UU KA QAATAY HORUMARINTA FANKA IYO FANAANIINTA ISAGOO KA MID AHAA AASAASAYAASHII KOOXAHA FANKA.

 
MARXUUMKA WAXAAN ILLAAHEEY UGA BARYEYNA INUU JANNADII FARDOWSA KA WARAABIYO, EHELLADI UU KA TAGAYNA SAMIR IYO IIMAAN KA SIYO,

AAMIIN AAMIIN AAMIIN

  Post


Maxmud Ismaacil Xudeydi
Khadija Cabdullahi Dalees
Cashaa Cabdo Suleman
Faduma Cali Nagruuma
Feynus Sh. Dahir
Zeynab Cige
Faduma Shax Shaxley
Shariif Jeek
Cabdulkadir Nuuraani
Cabdulrahman Aw Konba
 
DHAMMAAN WAXAY TACSI U DIRAAYAAN QOYSKII IYO QARAABADI U KA GEERIYOODAY MARXUUM CABDULLAHI YUUSUF XERSI (CABDULLAHI FAREEY) OO 18 NOVEMBER 2006 KU GEERIYOODAY MAGAALADA MINIYABOLIS EE DALKA MAREYKANKA.
 
MARXUUMKA OO DOOR WEYN KA SOO QAATAY HAGANKII GOBANIMADOONKA SOMALIYEED, WAXA KALOO QEYB WEYN UU KA QAATAY HORUMARINTA FANKA IYO FANAANIINTA ISAGOO KA MID AHAA AASAASAYAASHII KOOXAHA FANKA.
 
MARXUUMKA WAXAAN ILLAAHEEY UGA BARYEYNA INUU JANNADII FARDOWSA KA WARAABIYO, EHELLADI UU KA TAGAYNA SAMIR IYO IIMAAN KA SIYO, AAMIIN, AAMIIN, AAMIIN.

  Post

Contact us at: info@markacadey.net

Copyright © 2006 MarkaCadey.Net All Rights Reserved