 | Navigation |  |
 | Laanta Afka Somaliya |  |
 | Random Media |  |




 | Somali Links |  |
|
 | Articles & Opinion |  |
 | Wararka Maanta
|  |
|  | News in English |  |
|  | Sport & General News |  |
|
| Xerada Asluubta oo caawa holac iyo qiic ka baxayo kadib Weerar maqribnimadii lagu qaaday. |
| Dadka ka ag dhaw xerada Asluubta oo ay degan yihiin Ciidamada Itoobiyaanka ayaa sheegaya in ay arkayaan holac iyo qiic madow oo ka baxaya xarunatasi kadib marki caawa maqribkii weerarkii ugu cuslaa lagu soo qaaday xeradaasi. |
| Man United 1 Chelsea 1 (6-5 pens) May 21 2008-Game of the Games-UEFA Champions League Final. |
| Manchester United came from behind in the penalty shootout to claim the 2008 UEFA Champions League crown ahead of Chelsea. Cristiano Ronaldo missed his penalty before John Terry allowed the Reds back into the shootout and Edwin van der Sar saved Nicolas Anelka's shot to secure the win. |
| R/Wasaaraha dalka Itoobiya oo cadeeyay ulajeedka rasmiga ah ee wali ciidankiisa kaga dagaalamayan Somaliya. |
| R/Wasaaraha dalka Itoobiya Meles Zenawi oo shalay su'aalo lagu weydiiyay fadhi uu laha Baarlamanka dalkiisa ayaa cadeeyay ulajeedka duulaankooda Somaliya iyo dagaalada ay kaga sii jireen isagoo ku sheegay.. |
| Amaanka magaalad Baydhabo oo maanta aad loo adkeeyay,xili la sameynayo maanta Dastuurka Xukuumadda lasoo dooran doono. |
| Amaanka guud ee magaalada Baydhabo aya maanta aad loo adkeeyay iyadoona lagu wado halkaasi in ay gaaraan wafdi ka socda beesha caalamka kuwaasi oo qeyb ka qaadanaya dajinta dastuurka la sheegayo dalka in lagu dhaqi doono kadib maamulka xukuumadda Federaalka. |
| Markii ugu horeysay oo Weerar foolka fool ah lagu qaaday xalay Xarunta ADC ee Baarlamanka Federaalka Somaliya. |
| Xoogaga hubeysan ee kasoo horjeeda dawlada Federaalka iyo ciidamada Itoobiyaanka ayaa markii ugu horeysay weerar foolka fool ah xalay ku qaaday xarunta Baarlamanka ADC ee magaalada Baydhabo,inkasto Xildhibaano ka tirsan Baarlamanka ay beeniyeen weerarkaasi. |
| Tiro Ciidamo Itoobiyaan ah oo ku geeriyooday qarax Weyn oo saaka ka dhacay wadada Makka Al Mukarrama. |
| Laba kamid ah Ciidamada Itoobiyaanka ayaa la xaqiijiyay in ay ku geeriyoodeen qarax miino oo saaka gil gilay wadada makka Al Mukarrama xiligaasi oo ciidamada Itoobiyaanka ay wadeen howlo miino baaris ah. |
| Haweenay ka dalbatay ninkeedii inuu furo kadib markii uu xijaabka-- Qiso layaableh |
Riyad(Bnn)Sida ay saaka qortay Al-arabiya.net haweenay u dhalatay dalka Sucuudiga da'deenu tahay 50 sano ayaa ka dalbtay ninkeedii inuu furo kadib markii uu xijaabka ka rogay wajigeeda xilli ay huruday ayna noqotay ---
markii ugu horaysay oo uu arko wajigeeda muddo 30 sano ah oo ay is qabeen . |
| Gudoomiyaha Degmada Balad Weyne''Waxaan ku dhaqeynaa gobolkeena Shareecada Islaamka''. |
| Gudoomiyaha degmada Balad Weyne ee kamidka ah maamulka Cusub ee gobolkaasi Saalax Muumin Muuse ayaa shaaca ka qaaday in gobolka Hiiraan ay ku dhaqi doonaan shareecada Islaamka isla markaana ay shacabkooda dhinac waliba ka garab galayaan. |
| R/Wasaare oo la sheegayo in dacwad ka dhan ah C/laahi Yuusuf uu u gudbinayo Beesha Caalamka,xilli laga wado Baydhabo mowshin lagu ridayo. |
| Warar diplomaasiyadeed oo ku dhaw dhaw xafiiska R/Wasaaraha dawladda Federaalka Somaliya Nuur Xasan Xuseen Cadde ayaa sheegaya in Nuur Cadde uu Nairobi geeyay dacwad ka dhan ah madaxweyne Yuusuf oo u gudbinayo xubnaha Beesha Caalamka ee halkaasi ku sugan. |
|
 | Login |  |
Not a member yet? Click here to register.
Forgotten your password? Request a new one here.
| |





  | Users Online |  |
Guests Online: 197
No Members Online
Registered Members: 312
Unactivated Members: 0
Newest Member: muscab
| |
|